Maxay muhiim u tahay akhriska dijitaalka ah 2026
Sidee kaydka internetku u dhigayaa buugaagta la heli karo.
Akhri qodobkaBuugaag dhaxal gala ah, ku aqriso goob kasta iyo goor kasta.
Ku dhex daalaco buugaag mawduuc ahaan. Cinwaanno badan ayaa lagu dari doonaa marka kaydku sii weynaado.
Talooyin akhris, dhaqanka, iyo wararka Talasamo.
Sidee kaydka internetku u dhigayaa buugaagta la heli karo.
Akhri qodobkaEegid gaaban oo ku saabsan maansada iyo sheekada.
Akhri qodobkaLacagtaadu waxay u tagtaa qoraaga.
Akhri qodobkaBuugaag si gaar ah looga soo xulay keydkeenna. Maanta bilow safarkaaga akhriska.
Hab wanaagsan oo aad ku aqrin karto si fududna uga daalacan karto buugaag si toos ah uga imanaya qoraayaasha.
Hel maktabaddaada, adigoon u baahan qalab culus; kaliya waa mobile-kaaga.
Lacagtaadu si toos ah ayay u gaareysaa qoraaga; qiimo caddaalad ah iyo akhris qiimo leh.
Hal mar iibso oo weligaa akhri, waana iibsasho sahlan iyo lacag-bixin ammaan ah.
"A reader lives a thousand lives before he dies. The man who never reads lives only one."— George R.R. Martin
Aasaasaha Talasamo waxa uu ku dhashay, ku barbaaray, kuna waxbartay Soomaaliya. Waxa uu leeyahay xiise xooggan oo ku aaddan qoraalka, curinta maansada iyo suugaanta Soomaaliyeed, isla markaana waxa uu ka mid yahay bareyaasha Soomaaliyeed.
Talasamo waxa ay ka dhalatay jacaylka buugaagta iyo dadaal loo galay in aqristayaashu helaan madal ay si toos ah uga iibsan karaan, kuna aqrin karaan buugaag micno leh oo ballaariya aqoonta iyo aragtida suubban.
xulo buugaag tayo sare leh oo aqri buugaagta qisooyinka, aqoon kororsiga iyo kuwo kale oo ka imanaya qoraayaal hibaysan. Akhri online, si toos ahna uga iibso qoraaga. Buug kasta waxaa lagu akhrin karaa madashan online-ka ah marka la iibsado kadib; akhris tayo leh.
Bogga Buugagta